Dhagax dhigidda dib-u-dhiska Madxafka Qaranka

Dhagax dhigidda dib-u-dhiska Madxafka Qaranka

Muqdisho, December 09, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib-u-dhiska Xarunta Madxafka Qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu dhisayo Barnaamijka Isxilqaan. Madaxweynaha...